Ökensagor : berättelser från Somalia / Sheekoxariiyoyinkii Saxaaraha (häftad)
Fler böcker inom
Format
Häftad
Språk
Somali
Antal sidor
40
Utgivningsdatum
2016-09-22
Förlag
Stiftelsen Författares Bokmaskin
Översättare
Yussuf Hassan, Sayid-Aximed Dhegey, Musa M Isse
Medarbetare
Södergren, Malin (form)
Illustratör/Fotograf
Oscar Trimbel
Dimensioner
289 x 215 x 15 mm
Vikt
222 g
SAB
Hcf
ISBN
9789179107536

Ökensagor : berättelser från Somalia / Sheekoxariiyoyinkii Saxaaraha

Häftad,  Somali, 2016-09-22
300
  • Skickas från oss inom 2-3 vardagar.
  • Fri frakt över 249 kr för privatkunder i Sverige.
Förr i tiden var det nomaderna i Somalia som berättade sagor för varandra när de var ute på långa vandringar i öknen. Numera är det de äldre i familjen som berättar sagor, som de själva har hört när de var barn.
När Oscar reste runt i Somalia fick han höra många berättelser och sagor, som han sedan skrev ner och översatte till svenska.

Buuggan waxa aan u turjumay af Iswiidish, sawiiradana aniga Oscar ah ayaa u sameeyey. Sheekooyinkani waxa ku sheekaysta oo iskaga warrama dadka reer guuraaga ah ee xoolo raacatada ah. Sheekooyinkani waa kuwo la kala dhaxlay oo ay waayeelku uga sheekeeyaan carruurta fiidkii ama habeenkii, kuwaas oo ay iyaguna ka maqleen waalidkood.
Soomaaliya aad bay isu beddeshay sannadahan ugu danbeeyey. Waxaana ka dhacay dagaallo iyo abaaro waaweyn. Qoysaskii waxa ay ka qaxeen dhulkoodii markii dagaallo ka dhaceen. Waa la kala lumay oo dhallinyaradii waxa ay noqdeen askar ama dagaalyahanno beeleedyo. Xoolihii dadku dhaqan jirayna wey yaraadeen.
Sheekooyinkii weli wey noolyihiin oo meel ay Soomaaliyi joogtaba waa lagaga sheekaystaa marka ay hawl maalmeedku dhammaato. Sheekooyinkaasi markaa waxa ay illowsiiyaan dhibtii la soo maray, waxana ay xusuusiyaan
xilliyadii barwaaqada iyo raaxada.
Oscar waxa uu degenaa oo uu ka shaqeyn jiray Soomaaliya in muddo ah. Waxana uu ahaa hoggaamiye dhanka farshaxanka ah oo joogay xeryihii qaxootiga. Waxa uu ka mid ahaa ururkii farshaxanka ee Muqdisho. Waxana uu sameeyey sawirro badan oo magaalada ah. Muddadii uu Oscar ku noolaa Soomaaliya waxa uu maqlay sheekooyin badan. Intaa kaddibna wuu qoray
oo wuxuu u turjumay af Iswiidhish. Intaa waxa uu ku daray sida ay Soomaalidu u shaqeysato iyo farshaxnkooda.
Visa hela texten

Passar bra ihop

  1. Ökensagor : berättelser från Somalia / Sheekoxariiyoyinkii Saxaaraha
  2. +
  3. Totte wuxuu tegayaa dhakhtarka

De som köpt den här boken har ofta också köpt Totte wuxuu tegayaa dhakhtarka av Gunilla Wolde ().

Köp båda 2 för 629 kr

Kundrecensioner

Har du läst boken? Sätt ditt betyg »

Fler böcker av Oscar Trimbel